Go’aanka Bangiga Dhexe ee Ameerika Ee Dulsaarka Deynta

Guddiga Suuq Furan ee Federaalka (Federal Open Market Committee), oo ah guddiga maamula Siyaasadda Lacagta (Monetary Policy) ee Ameerika, ayaa 1-dii Agoosto 2018, 9:00 PM waqtiga Mogadishu (18:00 GMT) go’aamiyay in aan wax laga badelin dulsaarka deynta maalinlaha ah ee loo yaqaan “Fed Funds Rate” ama “Federal Funds Target Rate” oo hadda ah 1.75% ilaa … Continue reading Go’aanka Bangiga Dhexe ee Ameerika Ee Dulsaarka Deynta